VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadnaha - Lyrics

jacaylkaa sixiroo aduun igu kaa sidkoo way ika sudhee sacabadaan ku gogloo kugu sidayeee sibraar malab ku jrabaan kugu sabayooon ahaa kugu sasabayy wadnahaan ku seexshoon kuu dhigay sariiroo sanqar kaa ilaashoo adiguna sinsaaraa ii dhgtoo waan sigtoo kumaan jabinee suldaaradaadiyeeey ax way nabsigaa sidoo abidkaa nabsiga sidoo ana samirkaa iidaayeey samaan ruux loo galaa abaalgudi laga sugaa ahaa aday siree ax way sareediyo wanaagbaa ku sugaayoon kugu sugaye xili seerma waydaan kugu simayoon kugu simaye samadaan ku geeyoo ku dhigay salaanoo darruraha ku saaro adiguna sinsaaraad ii dhigtee waan sigtee kumaan jabineey suldaaradaadiiiyeey nabsigaa aa sidoo abidkaa nabsiga sidoo ana samirka ii daayee
Queue is empty
-- / --