jacaylkaa sixiroo
aduun igu kaa sidkoo
way ika sudhee
sacabadaan ku gogloo
kugu sidayeee
sibraar malab ku jrabaan
kugu sabayooon
ahaa kugu sasabayy
wadnahaan ku seexshoon
kuu dhigay sariiroo
sanqar kaa ilaashoo
adiguna sinsaaraa ii dhgtoo
waan sigtoo kumaan jabinee
suldaaradaadiyeeey
ax way
nabsigaa sidoo
abidkaa nabsiga sidoo
ana samirkaa iidaayeey

samaan ruux loo galaa
abaalgudi laga sugaa
ahaa aday siree ax way
sareediyo wanaagbaa
ku sugaayoon kugu sugaye
xili seerma waydaan
kugu simayoon kugu simaye
samadaan ku geeyoo
ku dhigay salaanoo
darruraha ku saaro
adiguna sinsaaraad ii dhigtee
waan sigtee kumaan jabineey
suldaaradaadiiiyeey
nabsigaa aa sidoo
abidkaa nabsiga sidoo
ana samirka ii daayee

Exit mobile version