Heesta Xasuus iyo xiiso - Lyrics
Xilligiyo waqtigaa xusuus mudanee
Waankuu xiise xagan soon fadhiisee
Adigaankuu xiisee.
Xagan soon fadiisee
Labadii xaajalaa xormayn badanee.
Jacaylku waa xabibkaan kuu xafidee
Ashaq waa xubiga xiriirka
Dhexdeena waa inaan xajinaa.
Xajinaa labadeenu
Xilligiyo waqti gaa xusuus mudanee
Xaadayda ku taal xubnaha jirkayga
Xallatee deeqow. Adigay ku xulatee
Xabadkaygiibaa tahay rag an ka xushee
Xurmo waaye Jacaylkaxanaan badanee cashaq
waa xubiga xidhiidhka dhexdeena
waa inaan xajinaa xajinaa labadeena