VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xigmada jaleecada - Lyrics

uu lagu deeqay billah ay sameeyen dadka laga simay maadiga sahankaagu ahaa bilic aan idlaaneyn oon abid is kala rogin ayniga ragaa jacayl maagaha ugaaso eegmada jaleecada ubax daymo aragtida naf aan jahil dhowrayn maaha doqo hilkede anoo ee galgacalkiyo afeefkiyo odhaahdi ha eraygaad i tidhibaa ka adkeysan waaye adigoo aqoonbadan oon ku ogsooneyn ha uga dhigtaada alwadka igu beertay eegmada jaleecada ubax daymo aragtida naf aan jahil dhowrayn maaha doqo hilkede
Queue is empty
-- / --