VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiska xusuusta - Lyrics

Xiskiyo xasuustiyo Xanxatada qalbiga Xididada wadnihiyo Inta xubin dhaqaaqdaba Xaqdhowrbaad ka mudantoo Ku xusaysa kaligaa Nin xilqaadi karayoo Inta camal xumaaneed Qofba xeelad leeyahay Xilkasbaad ka tahayoo Xumaan waad ka dheertahay Xubi iyo kalgacalbaa Xoojisoo naftaydii Xayndaab mar waa qaan Xero nalagu beertaayoo Uxanaanisaayoo Ana kugu xushmeeyaa Nin xil qaadi karayoo Inta camal xumaaneed Qofba xeelad leeyahay Xilkasbaad katahayoo Xumaan waad ka dheertahay
Queue is empty
-- / --