VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubii iyo kalgacalbaa - Lyrics

Xiskaa iyo xusuutiyo Xadanta qalbiga iyo Xididada wadnahaiyo inta xubinta qaadaba Xaqdhoowr baad ka mudantahoo Ku xusooso kaligaa Nin xilqaadi karayoo Inta camal xumaanee Qofba xaylad leeyahay Xilkas baad katahayoo Xumaan waad ka dheertahay Xubi iyo kalgacal baad Xujusoo naftaydii Xaydhaan barwaaqaa Xiro lag beertoo Ku xanaanisaa anna kugu xishmeeyaa Nin xilqaadi karayoo Inta camal xumaanee Qofba xaylad leeyahay Xilkas baad katahayoo Xumaan waad ka dheertahay
Queue is empty
-- / --