Xural cayntii aduunkay xidigtii haweenkay
xawaleyda ooo idil taan kasoo xushaay
Kol hadaan xilihaygiyo
xaaskaygii noqotee
guri xalaala joogna
Xil weyn baa nasaaranee
xigtadiyo qaraarada
xagaygiyo xagaagaba
waa inaan xaqdhawrnaa
Is xaq dhawrkeena labadeena
hadaad xabiibi igu tiraah
anna xayaati kugu idhahda
macaaney xagaygana qalbigu kuu xasilayaa
xaaduna istaagtaa
Lyrics by : Maxamed aden ila eri