Dhankii aan useexdaba
Adaa isocnayoo
Suntii caashaqa baa imudan
Suuradaada oo qura
Aan ka seexan waayo
Saadaaliyaayo
Ku sasabaaa nafteedee
Yaa nakala darin
yaa nakala sirin
Siriq yaa la dhigin
Sabab yeena unoqon
Karaama >

Exit mobile version