VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yarkii jiifka - Lyrics

Yarkaan juuqdaba u gabay Yarkii ii diiday jiif Yarkaan u jarmaadayoo Yarkaan jamashada dartii Jiqdiyo kaymaha u maray 2x Jabuutiyo booramiyo Jigjiga burco iyo sanaag Ilaa jawhariyo xamar Ma helin kaan jarinayee 2x Jacaylka yarkii i baday Naftayda midkii jirabay Midkaan u jaanjaamayoo Midkaan jeexyada dartii U jiray boholada 2x Jabuutiyo booramiyo Jigjiga burco iyo sanaag Ilaa jawhariyo xamar Ma helin kaan jarinayee 2x
Queue is empty
-- / --