VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigooo xur ah - Lyrics

iska dhowr xusuusaha kuwa lagu xanuusado ha xalayn erayada ruuxi geesha ku dhaho qoys xantaada jeceliyo xasidkana dhag ha u dhigin qof xantaada jeceliyo xasidkana dhag ha u dhigin wixii shalay kaa xumaaday xalay tagtaye ilow ha xanibin damiirkana adigoo xora hadal meesha lagu xifaaltamo wakhtigaaga kala xilo qof kastana xaale halkuu kaaga xidhan yahay xurmadiyo wanaaguna yaan xiskaagu kaba tagin
Queue is empty
-- / --