Heesta Arooskeena - Lyrics
Raguu dumarka kama hadho
Ayana wuu rucleeyaa
2x
Wax la is raacshay weeyee
Kalama raysan doonaan
2x
Waa run arooskeena
Kii raaxo badan le
Lagu raago
Lagu raysto
Rabi ha inoga yeelo
Ha iga yeelo
2x
Haduu jacaylku rug iyo
Rubadiyo nahadalo
2x
Adna ay ku riiqdaan
Kalama raysan doonaan
2x
Waa run arooskeena
Kii raaxo badan le
Lagu raago
Lagu raysto
Rabi ha inoga yeelo
Ha iga yeelo
2x