VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

nafbaan ahay aawada jacaylku ku itaalsade urkayga waxaan ku haysto ka daalaco ogadayda dibnaha ku busaylay daawo ilmada ka dhacaysa daawo sidaan kugu oomay daawo axdina ruuxi galaa inuu oofiya haboone age xaal kuma jooge maxay kula tahay eega qofbaan ahay aynigaa aduun ka ishaaratee kashaydu waxay odhanayso ka garo aragtidayda qalbiga ku eegta dheeho dadkii ka iloobay dheeho siduu kuu ishay dheeho axdina ruuxi galaa inuu oofiya haboone age xaal kuma jooge maxay kula tahay eega
Queue is empty
-- / --