Heesta Cabdiyow - Lyrics
Cabdiyow cishqigan ku helay
Aniga cidluu igu ceestay kaligay
2x
Ehe cisha kastiyo
Casar walbaba
Cindigayga adaa
Cabdiyow ku jiree
2x
Cabdiyow naftan
Inay ku calmatay
U ciil qabtaa
2x
Cabdiyow caashaq ba i hayoo
Ceeshki iga jaroo
Cunto waan ka caaganehee
2x
Ehe cududaydiyo
Canaha jirkiyo
Cadkaygii baad
Cabdiyow tahayee
2x
Cabdiyow naftan
Inay ku calmatay
U ciil qabtaa
2x