VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hano quluubtayda - Lyrics

inanyahaw humaagaaga aragiyo horjoogaaga hiyi kiciyay laabtayda hanashana qalbiga deeqay adigaa hurdee maanka naftan kugu hadaaqaysa way kuu hilowdaaye qof dartaa u hawshooday hadimiyo lur ha u gaysan siduu ii halaakeeyay haduu heeryo kuu saaro kugumaan haleeyeene niyadan kuu heelan iyo hano quluubtayda inkastoon halkaadiisa caashaqa hamuuntiisa wali qabo haraadkiisa hoo ku shida dareenkayga anigoon hurayn goorna naftu kay u heesayso hamigiyo go'aankayga waxa ii hir gali waayay habrashiyo xishood weeye
Queue is empty
-- / --