VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta indho garad – dhaato - Lyrics

asaageed u fil rooneey inta uu alle uumee aduunkan dumar joogte idilkoodba haweenka adigaa u horeeyooo ixiraamka gobeediyo akhlaaqdaan kugu doortee aad baan kaaga masquudee insi iyo jiniba ishoodii alle ha kaa asturee edab badanidaa asaagii u horeeyoow inan aan garanaayoo isku meel ku barbaarnoo awoowgiisii tobnaadiyo aabihiiba aqaanoo aaminaa tahayee ixtiraamka gobeediyo anshaxaan kugu doortoo aad baan kaaga masquudee inan sharafliyo akhyaar baa tahaye alle daysayaaw aqli badanidaa arageed ataan ku ildoogsadee aynigeed dumar ka ishaartayee oogii soo baryiyo ayaantii walba yaa ku eegayoo abid kaa ag tagin afar io tobnaad indheer garadahiyo inan kaan ragaba ka ishaartayoo unugyada jidhkiyo arwaaxdaa dagtooo ililaha wadnaha ayaad sudhantahee alla afyaraadiyoo alaa iimay iyo jigjiga yaa kula tagoo aroos kula gala ala awbariyo wardheer ololsami iyo jarar yaa kula dagoo ubad kuugu dhala aadmigoo dhan iyo axad aan arkoo ay qabtaan indhuhu adaan ku jecloo ayaantaan ku arag aar libaaxa oo ay ku jira sidii ayaan reemayaa ehel caashaqoo isku ooomaniyo igar iyo maqaarkeed ayaa nahoo amintaanan ku arag eridhaban sidii ama ayro geel ayaan ololayaa ala afdheer iyo goday ararsa iyo nogob ayaa kula tagoo aroos kula gala ala awaariyo walwaal erer iyo danood ayaa kula tagoo ubad kuugu dhala
Queue is empty
-- / --