VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl waa - Lyrics

jacaylku waa nolol qabow waa malab iyo shay qurxoon waa qalbi qayrkii heloo marnaba laga qaadi karin qaabkii caashaqu wakaa qofkuu heeryada dul dhigo wuxuu la qushuucayaa qandhadii caashaqaa ku rarano qofkuu rabaybaa ka maqan qudhaada anaa u maqan qiiqiyo ololkana ka damin adaa qiiro ooyayee qalbiga adigaa ku qoran dareenku waa qaanso roob qofkaan rabo waaba luul waa quud malab lagu daroo qunyari kaa daadaagee qaabkii caashaqu wakaa sidii layla iyo qays ALLE qudha kaama jaro hadaan qoys wada dhisnana qalbigu wuu qaboobi lahaa
Queue is empty
-- / --