VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lac lac - Lyrics

adaa labiyo toban jeer laabtani ku raacdoo lubigayga maan galin inay kaa ladnaaree layr caafimaadoow ma labaatan jeerbaad nafta leexa saartood ka ladaabtay caashaqa waxan ladi lahaa jiif lac sariirta oran lahaa adoo igu lamaanoo meher la iigu kaa xiro anoo laas xareed iyo laaca meel le joogoo lulanaaya caano labeentana ku dhaashtee sida layli goobaaleey ama luuf caruureed lagdin maaha caashaqu libin weeyi kuu timid by masuul.com
Queue is empty
-- / --