Heesta Mahadaay - Lyrics
deeqadaay deeqadaay
dumar taan kadoortaay
dooqeygu raacaay
dabeecad wanaagiyo
daaha midabkeedee
dalkaan kunoolnahay
darajal mataale
dalkaan kunoolnahay
diig mataaalee
muqdishaan ku geeya
oon daar kaagataagaa
ma hadaan kugeeyaa
mudon kuu daboolaa
waan yaabooree
dabaal maahan deeqoo
dooqeyga weeyoo
daah kama saarnee
darajaan uhaayaa
dood igama taagnee
dulinimo mataqaaniyo
darbi istaagee
daauuskoo kalaa
qurux loogu doortee
muqdishaan kugeeyaa
daar kaaga taagaa