VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maqal durbaanka - Lyrics

qalbi dalbada dabugtaada dhaaya doona daymadaada wadana dagtaan malaka dhow od ku deeqdo on ka dalin donistada jirid dubaaxshaha oo daneeya inaad dabiibto dakhar ku yaala laabta dooxa arin dirayso farxad ku doojii waan ku dagayoo dugashadaada adaa dugsiiya dhaxanta dayra waan ducaystoo dadab galkeena waxa u diyaara dunida maanta dadka ku noole maqal durbaanka da da ruuxda kaga dooran een durkaynin daa im abidana darajo caashaq doob usoo xiir oo ha dayrin ha dakeysee daadax so dheh dookh ku raacay dareen hagaaya maan ku doortay oo dayoowga kaa daryeela dabaqyo saaro ha u darnaanin ha u darnaanin
Queue is empty
-- / --