VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabadi - Lyrics

Halkuu nabdigaygu tagay Halkuu nuurku iiga baxay Ka soo noqon maayoo Qofkay niyadayda iyo Naftayduba jecel yihiin Ma ihi ruux nici karee 2× Nasteex caashaqaa u qaad Nuskaaga jacayl ka hoo Nasteex caashaqaa u qaad Nuskaaga jacayl ka hoo Sidaydana ugu nugloow Nolosha aan qaybsanee 2× Anoo noolaha u jecel Markaan naawilaayayee Nasiibkuna i raaciyoo Qisaas ku nugaatayo U dhigan nuugaysa oo Naftaydana ku aaminoo 2× Nasteex caashaqaa u qaad Nuskaaga jacayl ka hoo Nasteex caashaqaa u qaad Nuskaaga jacayl ka hoo Sidaydana ugu nugloow Nolosha aan qaybsanee 2×
Queue is empty
-- / --