Heesta Nafta kuu ooman - Lyrics
Inanyahoow ishaan
Kugu eegayee
i ilmeesayoo
Weli ooyeesee
Aminkaad baxdaiyo
Ayaamahaad maqneed
Sidii sahan anbaday
Halis ila noqdee
Nafta olal ku gubay
oonkana haayee
Aragaada jecel
ma adkeesatee
goormaad ii iman
ma adkeesatee
goormaad u iman
Inanyahoow intaad
Aqal igu xirtee
I iloowdayoo
Arxan ma ii galinee
Uragada aan qaboiyo
Arimada qarsoon
walee inaan qaboo
Ma ogaan kartidee
Nafta olal ku gubay
oonkana haayee
Aragaada jecel
ma adkeesatee
goormaad ii iman
ma adkeesatee
goormaad u iman