VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftii dayacnayd - Lyrics

qudhaad daganayd dusheeda sare dartaa u nuglayd dareenka jacayl adaa durkiyoo daraad eryadee ku diiday hadee dariiqa banee daryeel ruuxdaan danee ku lahaa dabiib qalbigaan dawee ku lahaa adaa ka danaystayoo daayee dawgaad martay uun dib ha uga labayn damiir ku nacaan ku doonaynoo qasrigaa dumisa dib loo dhisayoo naftii dayacnayd ninbaa dajistee dabaysha xagaa digtoon u ahaw daciifka adaa kashii ku duroo danayn waayayoo duleeyay naftee dantaad ka lahayd ha kuu darartee duruustii hore xasuus ku dareen dayawga adaa ku dooxay xiskoo darbeeyay jacaylka oo daldaloo dugaag u hibeeyay oo dayro dhahee ha daalin arboowe ee duurka lugee
Queue is empty
-- / --