Heesta Naruuro - Lyrics
Naruurada kalgacalkiyo
Neecawda caashaqa
Naxariis u qaataa
Nuurkaaga qaaliga
Niyadaa jeclaatoo
Qalbigaa ku naadiyee
2x
Inaan ku nagaanoo
Nabad iyo barwaaqoo
Nafta aan wadaagnaa
Nuurow naawilaayaa
Nasiib weeyi caahaqan
Nasri eebe weeyee
Abidkaa ha naafayn
2x
Nuurkaaga qaaliga
Niyadaa jeclaatoo
Qalbigaa ku naadiyee
2x
Inaan ku nasanoo
Nimco iyo barwaaqoo
Nasab aan wadaagnaa
Nuurow naawilaayaa
2x