VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qabso gacanta - Lyrics

naftaa quruxsaneey ku qushuucsanoo waan kuu qiroo qalbigaa kurabaa qumanoow kashaa kula qaadatoo amba waan qiroo waan kula qaba kugu qoray bogoo qorm aad degtaan kaaga qoylayoo qaas kaga dhigay amba qalaiyo qasrigii wadnahaa kugu qaabiloo qudha kuu fasaxay qabso gaanta oo qoys ilawadaag ila qaybso nolol qosol aan farxee gacantayda qabo qoys la wadaag ila qaybso nolol qosol ana farxee qudhan kaa heshaa qaabsanay dartaa quudkiyo legmada aan qadan karin amba kugu qancoo ka qawaday inaan qorshe kala heloo qofna kulama simo kugu qoray bogoo qorm aad degtaan kaaga qoylayoo qaas kaga dhigay amba qalaiyo qasrigii wadnahaa kugu qaabiloo qudha kuu fasaxay qabso gaanta oo qoys ilawadaag ila qaybso nolol qosol aan farxee gacantayda qabo qoys la wadaag ila qaybso nolol qosol ana farxee
Queue is empty
-- / --