ragu dumarku kama hadho
ayana way u rucleeyaan
wax la is racshay weeyee
kalama raysan doonaan
waa run arooskeena
kii raaxo badan
lagu ragu raago
lagu raysto
rabi ha inooga yelo

haduu jacaylku rugiyo
rubadiyo wadnaha galo
adna ay ku riiqmaan
kalama raysan doonaan
waa run arooskeena
kii raaxo badan
lagu ragu raago
lagu raysto
rabi ha inooga yelo

Exit mobile version