VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii aan waraaqaha cover - Lyrics

wadnahayga inankii kalgacyl ku waabay igu waraabshay caashaqa wakhtigan is barana nala kala wareegshe waayuhu dhib badana hadii aan waraqaha ugu dhiibo waryaha kuna qoro wargeysyada warka ma iga gaadhsiin dheera wadaduye wadankuna fogaaye walbaharku kulula wadka lama huraaye allahayow adeecada adaan kaa wakiishe hadii aan waraqaha ugu dhiibo waryaha kuna qoro wargeysyada warka ma iga gaadhsiin
Queue is empty
-- / --