VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axsaan - Lyrics

hadii aad ogtahay sida ay indhahay eegmadaada qudha ugu oynaayaan waad ilmayn lahayd dhagahuna oraahdiyo erayada macaaniyo anbaqaadka sheekada ugu oomanyihiin kamaad aamusteen hadii aad ogtahay sidaan aynigaagii kaa aamineeen uurka kuugu qoray waan hubaa aboowow inaad ii axsaan fali hadii aad ogtahay sida uu afkaygii amaantaada tirinteed uu ugu irmaanyahay waad adeeci lahayd adimadacagaha iyo gacmahaan itaalsado lixaadada adeegana awood fuliyaha ugu tahay arxanbaad u noqon lahayd
Queue is empty
-- / --