VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badbaado - Lyrics

Waar qofuu gari helay jacaylbaan Bogiyo halistiyo wadnaha bidix Bartuu dagay beerka ay tahay 2x Kuu baahyaye muu bariinsadayee Basaastiyo boonka nabarada eey Kuu baahyaye muu bariinsadayee Basaastiyo boonka nabarada eey Odxuu guurkaa ka biin kara Bariindintu waa bishaaree Bidhaataa quraabin uga dhigan Bariindintu waa bishaaree Bidhaataa quraabin uga dhigan Badbaadi naftan baxaysoo Nafsiga baritana u beer falo Badbaadi naftan baxaysoo Nafsiga baritana u beer falo Badbaadi hoy badbaadi 2x Ruuxii beerashada u beer nugul Jacayl birayana bogsiin lahaa Barad li'i aan hurdada bogan 2x Bukaankiyo baaniduu qaba eey Basaastiyo boonka nabarada eey Bukaankiyo baaniduu qaba eey Basaastiyo boonka nabarada eey Odxuu guurkaa ka biin kara Bariindintu waa bishaaree Bidhaataa quraabin uga dhigan Bariindintu waa bishaaree Bidhaataa quraabin uga dhigan Badbaadi naftan baxaysoo Nafsiga baritana u beer falo Badbaadi naftan baxaysoo Nafsiga baritana u beer falo Badbaadi hoy badbaadi 2x
Queue is empty
-- / --