VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadnimo - Lyrics

Intaa dunida nooshahay Daluunka iyo iilkii Hadii lagugu duugana Dacalkaan ku haystaa 2x Dana waan is modoo Daday adiga oo nool Dana waan is moodoo Daday adiga oo nool Cid kale lama dagaayee 2x Dadnimada aqoonsoo Jacaylkaan la diidayn Dadnimada aqoonsoo Jacaylkaan la diidayn Waa intuu ku daaree Ma ii diir naxaysaa 2x Inanyahoow dushaadaa La iigu daadshay malaboo Horaan kuugu daaloo Kuma dayn karaayee 2x Dana waan is moodoo Inaan kugu dul meeraan Dana waan is moodoo Inaan kugu dul meeraan Ku dibi jiray agtaadee 2x Dadnimada aqoonsoo Jacaylkaan la diidayn Dadnimada aqoonsoo Jacaylkaan la diidayn Waa intuu ku daaree Ma ii diir naxaysaa 2x
Queue is empty
-- / --