VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabta isaar - Lyrics

dhaladiyo waxaa tahay dhalinyarada wiilkaan kala so dhexbaxayo naftaa kula dhacaysee dhererkiyo laxaadkaa qayrkaa ku dhaaftaa dhismahaaga wacanbaa qaysoow i dhaawacay adaa dhaansaday qalbiga adaa dhaayahaanfacay adaa dex fadhiya wadnaha adaa dhuuxa galay hubaal ana qaaliyoow ana waan ku dhawraya wali amnba dheemantaydaay dheehaaga midabkaa dhugashada ilqabdka dhaawacay naftaydee dhoole qosolkaagiyo timahaaga dheeriyo birimooy dhexdada igu dhalisay caashaqa adaa dhaansaday qalbiga adaa dhaayaha anfacay adaa dhex fadhiya wadnaha adaa dhuuxa galay hubaal ana qaaliyeey ana waan ku dhawryaa wali dhsmahiyo waxaa tahay noloshayda dheeliga halyeygii ka dhawree dhamaantay i deeqee dhuuxiyo qalbigaa hubaashii ku dhigantoo dhaayaha u roonoow dhabtii waan ku jeclahay adaa dhaansaday qalbiga adaa dhaayaha anfacay adaa dhex fadhiya wadnaha adaa dhuuxa galay hubaal ana qaaliyeey ana waan ku dhawryaa wali sooomaali dhaladaay dhaqankiyyo asluubtaa dhawrsoni sharaftaa dumarkii ku dhaaftaye jacayl aan dhamaanayn dheemantaan ka helayeey nafta dhiiiri gallisaay dhabti waan ku jecelahay adaa dhaansaday qalbiga adaa dhaayaha anfacay adaa dhex fadhiya wadnaha adaa dhuuxa galay hubaal ana qaaliyeey ana waan ku dhawryaa wali
Queue is empty
-- / --