VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhag dhag - Lyrics

Dhool soo hilaacoo Nafta dhayga galiyaa Dheegow tahoo afku Kugu dhawaaqee X2 Wiil dhiirano dhamow Ladhaco ayad tahayo Dhana kuuma dhaafi Karee dhinacaaga Iga eegeey X2 Caashaqeenu waa Dhag dhag xariir Keenu waa dhag Dhag arimuhu waa Dhag dhag xidid Keenu waa dhag Dhag naceeb kuna Waa dhown dhown X2 Dhaayaha uroonow Qalbigaad ku dhigan Tahoo dhan kastoo Aan eegaba ruuxaan Kuu dhigaan jirin X2 Sidaad iigu dheer Tahay baan kuu soo Dhawaystaayoo Dhiigaad ku milan Tahayoo dhabtii Wan ku jecelahaye Wadnahaad u dhaa- Dhacdayoo dhabtii Waan ku jecelahaye X2 Caashaqeenu waa Dhag dhag xariir Keenu waa dhag Dhag arimuhu waa Dhag dhag xidid Keenu waa dhag Dhag naceeb kuna Waa dhown dhown X2
Queue is empty
-- / --