VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farsamo - Lyrics

farsamo waa faro ku haynee dadkaba ficilbaa u dhaxeeye inagu is faduulin mayno fariiin isku keeni mayno horaan isku fahansanayne kalgcaylkeeni fogaade haydaynu ku faro adaygnay farxadi waa ino hadhoowe jacaylka fudaydin maynee halkaaga ka foojignow ilkaha foolka u mudan dhagtuna hadalada u furan haanti soofohola ma mooga ficilku iga guuri maayo adaan kugu faanayaaye kalgcaylkeeni fogaadey hadaynu ku fara adaygnay farxadi waa inoo hadhowee jacaylka fudaydi maynee halkaaga ka foojignow
Queue is empty
-- / --