VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad - Lyrics

Jacaylkii i jiitee I jujuubay anigoo Buuraha u jeexay Jabadkii hadaan imid 2x Farxad aan la jiifsaday Jira waan is daynoo Jaliil ii gargaar Gayigaan jeclaayoow kuu jeelay aniguye Ku jantaye Kaalay jaanta ila qabo Kaalay jacaylka ila qabo 2x Jacaylkii jajuubiyo Jirabkiyo xanuunkiyo Jabaqlada u soo maray Hadii jaalkay maanta 2x Noqday jeenigay midig Janadii fardawsiyo Inaan joogay moodee 2x Gayigaan jeclaayoow kuu jeelay aniguye Ku jantaye Kaalay jaanta ila qabo Kaalay jacaylka ila qabo 2x
Queue is empty
-- / --