inkastoynu garabiyo
gaashan ahayno
wayaal godolnay cashaqa
hadii aan garaadkay
wacadkii ku gees maray
geenyadaan jaraystiyo
ila gaabi faraskii
wana garashadaydii
iminkana gafkaygii
inanyahaw adoon dhugan
haiga goyn waxan galy
aynu guri yagleelnee
goormaan ka dhigana

sida gaydho roobiyo
igu noqoy gufaacoo
guuxan iga baxaayee
gurxankayga maqashee
adiguna garqaadoo
gacalnimo walaaliyo
farxad aynu gaarnee
jacaylkana ha gaagixin

Lyrics by M?x?m?d Mir? Diiriy?

Exit mobile version