VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Godladay - Lyrics

Ma garan caashaqan i galay Ma garan goortuu i helay ma garan Ma garan caashaqan i galay Ma garan goortuu i helay ma garan Gu,yaalbaan kala maqnaynoo Wakhtigu wuu gaabinaayee Goormaa timid waan ku rabayee 2x Garka iyo naftayda ku gama Sidaa doonto ugu galgalo Garka iyo naftayda ku gama Sidaa doonto ugu galgalo Godladay caashaqan godladay Guntaday waan gaaxiyoo guntaday Godladay caashaqan godladay Guntaday waan gaaxiyoo guntaday Ma guursanin aawadaabaan Galgacalka u soo godlaayayee Goormaa timid waan ku rabayee 2x Garka iyo naftayda ku gama Sidaa doonto ugu galgalo Garka iyo naftayda ku gama Sidaa doonto ugu galgalo 2x
Queue is empty
-- / --