Heesta Hadal Yar - Lyrics
Hadalku ha yaraadee
Guurku ha dhamaadee
Hoodiyo barwaaqana
Waa guur hagaagee
2x
Waxaad ku aaminaysaa
Waan heli karaynaa
Waxaad ku aaminaysaa
Waan heli karaynaa
Haa Hoogiyo dhibaatana
Waa kala harkeenee
Haa Hoogiyo dhibaatana
Waa kala harkeenee
Hadalku ha yaraadee
Guurku ha dhamaadee
Horta hawshan ila qabo
Horta hawshan ila qabo
Waan heshiin karaynaa
Hadalku ha yaraadee
Guurku ha dhamaadee
Waan hubaa ragoo idil
Adaan kuu hanweynee
2x
Habeen iyo dharaarbaan
Kuu soo hiloobaa
Habeen iyo dharaarbaan
Kuu soo hiloobaa
Haa jano haqa la,aanbaan
Baan kuu hor kacayaa
Haa jano haqa la,aanbaan
Baan kuu hor kacayaa
Hadalku ha yaraadee
Guurku ha dhamaadee
Horta hawshan ila qabo
Horta hawshan ila qabo
Waan heshiin karaynaa