VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hubaal aragtidaadii - Lyrics

Hubaal aragtidaadii Markii aan markii aan Markii aan ku halacsaday Sow jacaylku ima helin Sow jacayl sow jacayl Sow jacaylku ima helin 2x Hilbahayga jiidhkiyo Xididada halbawlaha Hanti waaxyahaygoo Wadnuhu haleelee 2x Ma huraan dantaydiyo Howl kamaa dhamayatoo Ma huraan dantaydiyo Hawl kamaa dhamayatoo Ogoow hiigsigaagiyo Hamibaad ku dhaafaa Sidaan kuu sidaan kuu sidaan kuu sidan kuula haystayee 2x Ifka hiilku weeyee Ruuxna ruux ma haybsado Hadii hoyga aakhiro Loo kala hayaamee Ha iga goyn nasteexiyo Naxariista hadalka leh Ha iga goyn nasteexiyo Naxariista hadalka leh 2x Adigaan had iyo goor Kuu kuu kuu heelanahee Ma hakrado dhankaagee Ma hakrado ma hakrado Ma hakrado dhankaagee 2x Hiyigayga laabtiyo Kalgacaylku halistii Halkii aad ku beertuu Hanaqaad ku gaadhee 2x Ma huraan dantaydiyo Howl kamaa dhamayatoo Ma huraan dantaydiyo Hawl kamaa dhamayatoo Ogoow hiigsigaagiyo Hamibaad ku dhaafaa Sidaan kuu sidaan kuu sidaan kuu sidan kuula haystayee 2x Ifka hiilku weeyee Ruuxna ruux ma haybsado Hadii hoyga aakhiro Loo kala hayaamee Ha iga goyn nasteexiyo Naxariista hadalka leh Ha iga goyn nasteexiyo Naxariista hadalka leh 2x
Queue is empty
-- / --