VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hubaal caashaq - Lyrics

hubaal aragtidaadi markii aan ku halacsaday sow jacaylku ima helin hilbahayga jiidhkiyo xididada halbawlaha hanti waxyahaygo wadnuhuu haleelee ma huraan dantaydiyo hawl kama dhamaystoo ogow hiirsigaagiyo hami baan ku dhaafa sidaan kuula hayste ifka hiilku weeyee ruuxna ruux ma haybsado hadii hoyga aakhiro loo kala hayaamo hayga goyn nasteexiyo naxariista hadalkee aadigan had iyo goor kuu heelanahyo ma hagrado dhankaagee hiyigayga laabtiyo kalgacaylku halistii halkii aad ku beertuu hanaqaa ku gaadhee
Queue is empty
-- / --