VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhahaa ku dheygaga - Lyrics

indhaha ku dhaygagayee meeshii aad ka dhaqaaqdoo wali dhawrayoo sii dhuganayee dhaqdhaqaaqa joogsigaaga dhabtii aad istaagtiyo dhunkashadii macaanayd dhoola ka qosolkaagii dhaawacbaa i gaadhoo dhanka aad iga jirtaabuu jacayl ii dhuumanayaa nin la dhawrayooyo waan ku dhawrayaa maxaad dhawraysaa nin la dhawrayoow waan ku dhawrayaa dhame soo dhawaw dhiirane jacayl iyo doob dhaarsanbaa i helay inta dhiiga qaadiyoo lafuhu dhameeyoo dhinacaad istaartaa dhamacii ka kululoo dhafartii habeenkii ma ilaawin dheeshee dhibicdoo da'aysiyo cirkoo dhado dabooshaan dharaar kugu riyoodaa
Queue is empty
-- / --