VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jacayl dhiig - Lyrics

jacal dhiig malagu qoray wali dhuux ma loo shubay qofna saanta dhabarkiyo ma u dheegay feedhaha dhabanada cad laga jaray hadalkii malagu dhigay xinjir aan is dhalan rogin midabkedu dhiin yahay laga dhuray halbawlaha wali dhiig ma laga shubay laba ma is dhansiiyeen sida dhayda xoolaha dhegdheg ma uwadaageen hadaan lasku dhimanan nafta laski dhiiban saw maaha dhalan teed jacal dhaawiciisii qofna wali dhibtiisii dhaayaha ma beeloo dhaguhuna ma awdmeen dhaxan suu u taagnaa maka daatay dheehii dadku ma iska dhaafeen dhagax ma umaleeyeen wali dhaymadiisii dabka lagu dhaweeyaa halka uuku noolyahay meeshuu ka dhawyahay kun habeen ma u dhaxay
Queue is empty
-- / --