VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaabi - Lyrics

sida koronkortiibuu i kor dagay jacaylkoo kooruhuu i saartee kaabi iyo makaab adag oon kala dhaqaaqayn kaafi ma isu noqonaa kolay waa aduunyoo kala maarmi maynee ma adaan kobtaadii ku filnayn macaanoow mise kaalintaydii anaan kaso bixin adigaa i kurbeeyoo nafta keeno galiyoo kalgacaylkan igu raray waxuu se kaafi nuuraa kolka aan wadaagnee kalinimadu waa ii cudur
Queue is empty
-- / --