VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kadeed - Lyrics

Xanunkii kalgacalkiyo Kol hadduu i gubijiray Kaar kiisi waan riday...2X Kaligeey haddaan siday Kiilkiisi wan dhigay...2X Karti wixii awoodey Daacad daan ku kabayana Inaan kala kaxeeyi iyo Dulmi baan u kabo gashan...2X Kalmad soo noq noqoti iyo Kurbo waxaad ku deysana....2X Kalsamaan walal nimo Walal nimo Kitaab keedi ku furay Kaded caanshaq ka xiray....2X (((BOGGA LABAAD))) Haddaan kalin teeydii kala Dhiman ka Dhowri jiray Haddaan kala fur furayaa...2X Kamilnan haddan waday Barbaan keenta kaga I mid...2X Qobweyne iyo hadad kibir aad keento golahana Keygoon soo bandhiga iyo Kaskey gaan ku barayaa...2X Kalmad soo noq noqoti iyo Kurbo waxaad ku deysana....2X Kalsamaan walaal nimo Walal nimo Kitaab keedi ku furay Kadeed caanshaq ka xiray...2X Kadeed caanshaq ka xiray Kadeed caanshaq ka xiray..1X ))) lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --