Heesta Koronkor Jaceyl - Lyrics
Sida koron kortii
Korontii buu ikor
Dagay jacaylka oo
Kooruhuu isaartee
X2
Kaabi iyo makaab
Adag oon kala dha-
Qaa qeen kaafi ma
Isku noqonaa x2
Kolay waa aduun
Yoo kala maarmi
Maynee ma adaan
Kob taadii kufilnayn
Macaanow mise
Kalintaydii anigaan
Ka soobixin x2
Adigay kur beeyay
Kur beeyoo nafta
Keeno galiyoo kal-
Gacaylkan iguraray
X2
Muxuuse kaafi nura
Kolka aan wadaagne
Kalinimadu waacudur
X2
Kolay waa aduun
Yoo kala maarmi
Maynee ma adaan
Kob taadii kufilnayn
Macaanow mise
Kalintaydii anigaan
Ka soobixin x2