VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahashada kalgacalka - Lyrics

lahashada kalgacalka ladi waayayee laydhisi baan la leclecayayee X2 siida liiga liga orka loo lamayayee siida lowlow lowlow odaya X2 inta la labala layeeshida maa ladiyo cishqa igu laabo kacleeyo? X2 nolaan maayo, hadaad so labaan weeydo X2 ma ladiyo cishqa? igu laabo kacleeyo? X2 noolan maayo, hadaad so labaan qeeydo x2 Male labayaa ku heysa lahankeduyo maa lage labiyee jiir anbaa waay igu larantaho X2 Siida labta, labta xunshada laabo ximoyeesho sida labo jir,? labo jir furada inta soo laxawsanayo sida labta xuunshada laabo xiimo yeesho sida labo jiir, labo jir furada intaa soo laxawsanayo haa lilijin waranka ka lakeysan xidiidada x haadaan luxudka laa ii dhigineey soo labaan dooneeX2 haa lilijin waranka ka lakeysan xidiidada X2 Hadaan luxudka laa ii dhigineey soo labaan dooneeX2
Queue is empty
-- / --