VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laqanyo - Lyrics

Igu ligan igu ligan Sida lee kalgacalkuyee Luda iyo wadnaha Liishaanka beerkuu ila helay Ila helaya nabarkee 2x Lafuhuu i jabiyoo Loodi waaya socodkee Ladanoow daraadaa Waanigan la liitee 2x Laqanyadii cishqiga Igu kaa lamaanoo Lumayoo lumayoo ma joogee Lumayoo ma joogee Ila laba lis caashaqa 2x Igu lulay igu lulay Sida laan kalgacalkuye Labxaduu dhex maray Anigoo lilaahiya mar qudha Layligaa maydhaay 2x Halkuu laac i leeyahay Laxaad laguma gaadhoo Libin ii horseedoo Ila luudi caashaqa 2x Laqanyadii cishqiga Igu kaa lamaanoo Lumayoo lumayoo ma joogee Lumayoo ma joogee Ila laba lis caashaqa 2x
Queue is empty
-- / --