VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaan - Lyrics

Waan kuu murugooday Muraan ku dhacee Mudaan magacaaga U meer meeree 2x Mataankaygiyow makaa maarmiye Mataankaygiyow makaa maarmiye Ku maagay maankayga Makaa maarmiyee Markoow imaaw Ku maagay maankayga Makaa maarmiyee Markoow imaaw Hada aan bilawnee bilawnee Hada aan bilawnee bilawnee Filinka igee isoo shukayso Filinka igee isoo shukayso Shalay maxaan wataako Anoo xaragoohaa bari ma igu tiri Maku maku maku daminoo Maku taabtaa dhunkaa Aan dhiisho galiyaa No mala taabto mana gardaraysto No mala taabto mana gardaraysto Adaa malabkii Miir dhuu iiga macaan Adaa maal aduunyo iiga muuna roon Adaa malabkii Miir dhuu iiga macaan Adaa maal aduunyo iiga muuna roon Mataankaygiyow makaa maarmiye Mataankaygiyow makaa maarmiye Ku maagay maankayga Makaa maarmiyee Markoow imaaw Ku maagay maankayga Makaa maarmiyee Markoow imaaw
Queue is empty
-- / --