VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf ku jecel Aduunyada - Lyrics

Naf Ku Jecel Aduunyada ba U Wacan Wax Nololiyo nabad Lala Wadaago nimco Lagula Waaree ma Nugliye Kalgacalkaa naariyo Ka Daran Olol markuu Nudaygaa Kaa Galo nabar Weeye Halisee ee Taa Nabdiga Gali oo Soo Noqnoqoshada hayga Moodin Nacasnimo anna Haddii Aan Ku Naawilay naqba Waa La Dhawraa nasiibku Haygu Kaa Simo Neecowdoo Da'aysoo Onkod Nawda Ka Hayaa Iga Heshay Nugaal Oon kaligay Ku Noole adna Kayn Nabadliyo dhul Naruuro Joogtaa naxdin Li'i Ku Hurudaa nabsiga Dhowri Meyside ee Taa Nabdiga Geli oo Soo Noqnoqoshada hayga Moodin Nacasnimo anna Haddii Aan Ku Naawilay naqba Waa La Dhawraa nasiibku Haygu Kaa Simo
Queue is empty
-- / --