VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuxur - Lyrics

Inkastoo Nafteydu Unuglaatay caashaqa Naafowday aawgaa Nabar hoose aan qabay niyadeydi kaa tiray Maxaad iigu soo noqonee ama aad iigu naaloonee ama aad iigu naalooneee nuxur kaaga iga goooy Nabsidigii ku helay baa igu kaa nabaayoo jaceyl lagu nagaadiyoo Horaad nabad ugoysayee maantana hanaawilin Maxaad iigu soo noqonee ama aad iigu naaloonee ama aad iigu naalooneee nuxur kaaga iga goooy Anoo noole kuu jecel hadaad raacday naag kale nafta aad wadaagteen Waad naruuro beysheee aan is nabad galineee Maxaad iigu soo noqonee ama aad iigu naaloonee ama aad iigu naalooneee nuxur kaaga iga goooy
Queue is empty
-- / --