VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaad - Lyrics

Qaxooti adoo ku jooga Adoon qadadiiba haysan Hadaad is qaboojinayso Qamaarka hadaad ciyaarto 2x Habeenkii hadaad qasmayso Dharaartiina uurinayso Habeenkii hadaad qasmayso Dharaartiina uurinayso Qalbiga been looma sheegee Miyaa la is qabi karaa Miyaa la is qabi karaa 2x Tanada qubanaha dhex joogo Sidii qarankeenii maahee Qurbaha dhalanteed ma yaalee Qaarkiinbaa lagu dhayaa 2x Runbaa qoys lagu dhaqaayee Haday noloshii qabyooday Runbaa qoys lagu dhaqaayee Haday noloshii qabyooday 2x Qalbiga been looma sheegee Miyaa la is qabi karaa Miyaa la is qabi karaa 2x
Queue is empty
-- / --