qaxoonti adoo ku joga adoon qadadiiba haysan
hadaad is qaboojinayso qamaarka hadaad ciyarto
habeenkii hadaad qasmayso dharaartiina quurinayso
qalbiga been looma sheegee miyaa la is qabi karaa
kanada quudanaha dhex joogoo sidii qarankeeni mooye
qurbaha dhalanteed mayaale qayrkiinbaa lagu dayda
runbaa qoys lagu dhaqaaye haday noloshii qabyawdo

Exit mobile version